Dhismaha xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Maanta la dhagax dhigay
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—–Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa maanta dhagax...
Daawo Sawirada :- Maxkamad Ciidamada Qalabka Sida oo soo gabagabaysay dhagaysiga dacwadii loohaysatay dadkii ka danbeeyey dilkii wasiir Siraaji
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—–Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad la xariirtay Dilkii...
Sacuudiga oo ugu hanjabay Soomaaliya in aysan Xajin doonin hadii aysan Xariirka u jarin Qadar
Muqdisho | QOL | June 14, 2017— Jariidada Lemond ee kasoo baxda dalka Faransiiska ayaa daabacday iyadoo ay...
R/W Ku xigeenka dalka oo lagu wareejiyey sharciga la dagaalanka Musuqa
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo...
Bankiga Adduunka oo Malaayiin Dollar ku bixinaya Abaarta ka jirta Soomaaliya
Muqdisho | QOL | June 14, 2017 — Bankiga aduunka ayaa ururrada gargaarka siinaya konton milyan oo doollarka...
Dhagayso:- Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay dagaal Beleedyada ka jira gobalka Hiiraan
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—– Iyadoo Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay uu Labo maleeshiyo Beelood ku...
Al Shabaab oo werar xogan ku qaaday fariisimo ciidamada AMISON ay ku leeyihiin duleedka Baladweyne
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—– Al Shabaab ayaa xalay weeraray Fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Dhagayso :-Wasaarad Maliyada Oo Sheegatay In Ay Kawarqabto Waxyaabaha Dunida Laga Aqbalayo
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—–Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in la xoojinayo...
Sawiro :-Dab xooggan oo ka kacay Dhismaha Grenfell Tower
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—Dab xooggan goor dhow qabsaday dhisme ku yaalla magaalada London, dad goobjoogeyaal ah...
R/Wasaarah Soomaliya Oo Lakulmay Madxweynaha Dalka Sudaan
Muqdisho | QOL | June 14, 2017—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis...