Wasiir Bayle ”Bil walba inaan shacabka u gudbino horusocodka W. Maaliyadda waxay qayb ka tahay barnaamijka daahfurnanta Dowladda”
Muqdisho | QOL | 03, July, 2017 – Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday kaydadka mucaawinooyinka raashinka.
Muqdisho, 3 July 2017…..Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo...
Muwaadin Soomaliyeed Oo Lagu dilay London
Muqdisho | QOL | July 03, 2017—Wararka ka imaanaya Magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa ay sheegayaan...
Howlgalo xoogan Oo Iminka Ka Soconaya Qoryoolay
Muqdisho | QOL | July 03, 2017—Wararka inga soogarayo dagamada Qoryoolay ee Gobalka Shabelada Hoose ayaa sheegay in...
Dowlada Qadar oo loo kordhiyay wakhtigii loo qabtay in ay ku aqbasho 13-ka shuruudood
Muqdisho | QOL | July 03, 2017—Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48...
Lamaha Amaanka Dalka Oo Soo Bandhigtay Nin Shabaab ah
Muqdisho | QOL | July 03, 2017—Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa gacanta ku soo...
Wasiirka Maaliyadda oo sheegay inay jiraan dad aan weligood ka shaqayn Wasaarad ama aan dalkaba joogin ay mushaaraad qaataan !
https://www.youtube.com/watch?v=meseoX7fTWw&feature=youtu.be
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo gurigeedii u celisay Haweeneey waqti badan xoog looga haystay !
https://www.youtube.com/watch?v=5qR7OfplfwM
Raisulwasaare Khayre oo gaaray Addis Ababa isagoo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka wadamada Africa !
https://www.youtube.com/watch?v=XtUYrev2CMs&feature=youtu.be
Uqaabilsanah soomaliya Qm Oo Ka Hadalay Caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya
Muqdisho | QOL | July 02, 2017—Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya...