Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee QM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda...
Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha Duduble iyo Murusade oo ku shiray magaalada Muqdisho kana hadlay dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab.
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha Duduble iyo Murusade ayaa maanta ku shiray magaalada Muqdisho,...
War deg deg ah: Mareykanka oo cunaqabatayn cusub kusoo rogay shaqsiyaad Soomaali ah
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Wasaaradda Lacagta ee dalkan Maraykanka ayaa cunaqabatayn saartay xubno ka tirsan ururka Daacish...
Kooxda Al-Shabaab oo m qaraxyo ku laysay in ka badan 150 qof oo shacab ah oo ku sugnaa isgoyska Zoobe
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa qaraxyo ku laysay in ka badan 120 qof oo shacab...
Tirada dadka Tansaaniya oo korodhay ku dhawaad 40% tobankii sano ee la soo dhaafay
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Tirada dadka dalka Tansaaniya, ayaa kor u kacday 44.9 milyan sanadkii 2012-kii, illaa...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in “faragelin weyn oo dhanka dibadda ah” lagu hayo wadahadalka sii socda ee u dhaxeeya dowladda iyo maamulka Tigray
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in “faragelin weyn oo dhanka dibadda...
Magaalada Muqdisho oo wali ka socda baadigoobka dhawr iyo toban qof oo lagu la’yahay Qaraxyadii Sabtidii ka dhacay isgoyska Soobe
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Magaalada Muqdisho waxa wali ka socda baadigoobka dhawr iyo toban qof oo lagu...
Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas oo toogasho lagu dilay
Talaado: : NOVEMBER 1, 2022 Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo maanta markale xukun dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta markale xukun dil toogasho ah ku...
Maxkamadda sare ee Puntland oo heshay codka kalsoonida golaha wakiilada
Talaado: NOVEMBER 1, 2022 Golaha wakiilada Puntland ayaa fadhigoodi maanta oo Isniin ah ansixiyey golaha adeega sare ee...