Hay’adaha Sirdoonka ee Soomaaliya & Itoobiya heshiis wada gaaray Markii ugu horeysay
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Hay’adaha Sirdoonka ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dadaallada...
Daadad saameeyay dadkii kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya ee duleedka magaalada Baydhabo
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dad markii hore ka soo...
Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Tuerk ayaa ku baaqay in dib...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha Pakistan inuu door ku lahaa shirqool lagu dili lahaa
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa Jimcihii ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha xilka...
Erdogan iyo Putin oo ku heshiiyey in qamadiga Ruushka si bilaash ah loogu diro dalal ay Soomaaliya ku jirto
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Jimcihii sheegay inuu dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula heshiiyey...
Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka...
Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya...
faahfaahinada laga helayo qarax khasaare geystay oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 – Waxaa isa soo taraya faahfaahinada laga helayo qarax khasaare geystay oo saaka ka dhacay...
Ciidammada ammaanka Kenya oo baadi goobaya dad ay shabaab ku afduubeen deegaanka Mandera ee waddankan Kenya
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Ciidammada ammaanka degmada Lafey ee deegaanka Mandera ee waddankan Kenya ayaa la sheegay inay ku...
Joe Biden oo Donald Trump iyo taageerayaashiisa ku eedeeyay inay dimuqraadiyadda waxyeelaynayaan
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in dadka Maraykanku ay ku qasban yihiin inay u...