War-saxaafadeed W/Arrimaha Gudaha XFS ee xaalada GalMudug
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 – War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya...
Xildhibaanada Galmudug ayaa Madaxweyne Xaaf oo xilkii ka qaaday
Cadaado | QOL | September 26, 2017 – Xildhibaano Katirsan Galmudug oo Caawa Xilka ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug...
RW Khayre oo khudbad dheer iyo su’aalo ka jeediyay Jaamacada George Washington
Washington | QOL | September 26, 2017 – Ra’isul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka.
Washington, 26- Seb, 2017—— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay yihiin xabsi guri
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in...
Madaxweyne Farmaajo oo u anbabaxay dalka Sacuudi Carabia
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta...
Maamulka Galmudug oo beeniyey hadal been abuur ah oo laga faafiye
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Maamulka Galmudug ayaa beeniyay wararka sheegaya inay xiriirka u jartay...
Dowlada Kenya oo lacag duldhigtay Maxamed ibraahim
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in abaal marin lacageed oo...
Dhaq dhaqaaq Al-Shabaab oo lawareegay gacan ku haynta deegaanka Tarako ee Gobolka Gedo
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Tarako ee...
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo ka hadalay khilaafka maamul gobaleedyada iyo dowlada dhexe
Muqdisho | QOL | September 26, 2017 — Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka...