Wiil la dhashay guddoomiye ku xigeenka labaad ee BF oo lagu dilay Muqdisho goor dhawayd
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay barqanimadii maanta dabley...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga La-dagaallanka & Ka-hortagga Maalgelinta Al-shabaab
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka...
Khilaaf ka dhashay markab tahriibayaal sidday oo loo diiday inuu galo Talyaaniga
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Dowladda cusub ee midigta adag ee Talyaaniga ayaa 35 nin ka hor istaagtay inay...
Al-shabaab oo weerar ku qaaday saakay Qaayib oo 30km u jirto Degmada Baxdo ee Duleedka Cadaado
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ciidanka xooga iyo dadka deegaanka...
Shirka Cimilada Adduunka oo maalintii labaad ka socda dalka Masar
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarka ay saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhig militeri magaalada Qaayib ee degmada Baxdo
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in milatariga Soomaaliya iyo Dadka degaanka ay Al-Shabaab...
Saddex qof oo la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay ku degtay waqooyi-galbeed ee Tanzania
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay ku...
Duqa Kyiv oo ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar garoobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay guud ahaan korantadu ka go’do magaalada
. Axad: NOVEMBER 6, 2022 Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar...
Dowladda federaalka oo shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan Al-Shabaab, halka ku dhawaad 10 kalena ay ku dhaawacmeen.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan Al-Shabaab,...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Jabuuti uga timid gurmadka Qaraxyadii Sope
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka...