Dawlada Federaalka Oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii Ka Dhacy Muqdisho
Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October...
Ra’iisul Wasaaraha Kheyere Oo Ciidamada Dowlada Xalay Kulahadalay Goobtii Uu Qaraxu Ka Dhacay
Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kormeer ku...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe
Muqdisho, 15 October 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi isagu...
Madaxweyne Farmaajo” waa in aan dareensiinaa in ay leeyihiin dad iyo dal jecel oo dhibaatada la qaybsanaaya”
Muqdisho | QOL | 15 Oktoobar 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka baaqday safar dalka Turkiga ah
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre...
Turkiga Oo Sheegay In Uu Kordhinayo Taageeradda Ay DFS Ka Siinayaan Sugidda Ammaanka
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi,...
Diplomaasi Ka Tirsan Safaaradda Dowladda Qatar Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Magaalladda Muqdisho
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar, Axmed Bin Saciid...
Sawiro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60,Aad Oo Xukun Riday
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida qeybta 6o,aad ayaa Maanta xukuno kala...
Sawirro:-Maamulka Warbaahinta Goobjoog Oo Faah Faahiyey Sababaha Ay Hawada Uga Maqan Yihiin
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Qoraal kooban oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Warbaahinta Goobjoog ayaa waxaa...
Sawiro:-Daawo Sawirada:-Xasuuqii Ka Dhacay Zoobe Xadgudub Kaweyn Maleh
Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Qarixii Shalay Ka Dhacay Magalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Ayaa ahaa qarixii abad...