Ra’isul Wasaare Kheyre oo sheegay in aysan aqbalidooni in Muqdisho uu xasuuq kale ka dhaco
Muqdisho | QOL | 20 October 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ugu baaqay...
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Isugu Yeeray Baarlamaanka Labada Aqal
Muqdisho | QOL | 19 October 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maalinta Sabtida ah...
Ra’iisul Wasaare Khayre “Ma aqbali karno in Magaalada Muqdisho laga dhigo meel dadka lagu xasuuqo”
Muqdisho | QOL 19, Oktoobar 2017- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu baaqay dhalinyarada...
The Somali community in Canada launches an appeal for help
Toronto | QOL | October 19, 2017 – Television OMNI TV ee magaalada Toronto kuna hadla afka Talyaaniga ayaa...
PRESS STATEMENT FROM THE MINISTRY OF WOMEN AND HUMAN RIGHTS DEVELOPMENT FOLLOWING THE TERRORIST ATTACK ON 14/10/17
Mogadishu, 18 October 2017 – The Ministry of Women and Human Rights Development (MoWHRD) of the Federal Government...
Ardayda iyo Macalimiinta Degmada Baargaal oo Maanta si qiiro leh uga mudaharaaday Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho
Baargaal | QOL | October 18, 2017 – Macalimiinta iyo Ardayda dugsiyada Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ayaa...
XASUUQII ZOOBE SU’AASHII GURMADKA KA DIB NOOGA DHIG!!
Muqdisho | QOL | October 18, 2017 – Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee...
Sawiro:- Wasidee xalda dhawacayada looqaaday dalka Suudaan ?
Muqdisho | QOL | 19 October 2017 – Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in dhaawacyadii la geeyay dalka...
Dib u dayactir lagu billaabay Isgoyska14-ka October ‘EX Zoobe’
Muqdisho | QOL | 19 October 2017 – Waxaa durba saaka dhismo iyo dayactir ka bilowday wadada laamiga ee ku...
Hay’ad Laga Leeyahay Dalka Qadar Oo Daah Furtay Baranamij Lahu Taakuleynayo Dadkii Wax Ku Noqday Qarixii Xoobe
Muqdisho | QOL | 19 October 2017 –Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada badan...