Maxay tahay Sababta ay Isku casishay Wasiir Maryan ?
Muqdisho | QOL | November 15, 2017–Maryan Qaasim Axmed Wasiirkii Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay iska casishay...
Golaha Amaanka ee QM oo Cusbooneysiiyay Fududeeynta Cune-qabateeynta saaran Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | November 15, 2017–Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in ay hal sano ay...
Ciidamada Amaanka Oo Soobandhigay Raashiin Dhacay Oo Lagu Keedinayey Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 15, 2017–Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay raashin dhacay , kasoo laga soo...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga dib-u-eegista la socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa-banaan ee Dastuurka oo gaaray heshiis is faham iyo wada shaqeyn
Muqdisho | QOL | 14 November 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Waddani
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee Waddani. Saraakiisha la...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Culimo Soomaaliyeed oo Lacag ka soo Aruurshay Kenya iyo Uganda
Muqdisho | QOL | November 14, 2017–– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta...
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Miisaaniyada 2018, hambalyana loo direy doorashooyinka Somaliland
Muqdisho | QOL | 14 November 2017 – Shir gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Hambalyo u diray Doorashada Somaliland
Muqdisho | QOL | November 14, 2017– Kulan galabta Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayey ku ansixiyeen...
Gal-Mudug halaga badbaadiyo hogaamiye-kooxeedka lagu khaldamay!
November 14, 2017 – QOL – HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad...
RW Khayre oo balan-qaaday in xukuumaddiisu ay kaalin mug leh siineyso culimada si loo jebiyo fikirka qalafsan ee Al-Shabaab.
Muqdisho | QOL | November 14, 2017– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa...