Dalka Zimbabwe oo maanta yeeshey madaxweyne cusub
Muqdisho | QOL | 24 November, 2017 —Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha...
Daawo Sawirada Soo Dhaweyntii Baledweyne Ee Guddoomiye Jawari iyo Xaamud
Muqdisho | QOL | 24 November, 2017 —Wafdi ka socda dowladaha Soomaliya iyo Jabuuti islamarkana ay ka mid yihiin,Guudoomiyaha Golaha...
Shir Muhiim ah Oo Muqdisho Lagu Soo Idleeyey
Muqdisho | QOL | 24 November, 2017 —Shir looga hadlayay iskaashi laga sameeyo dagaalka Al-Shabaab, xoojinta Ganacsiga iyo iskaashi dhanka...
Dhagayso:–Madaxweynaha Hir-shabelle Oo hadlay Qorshaha isku Dhafka Ciidamada
Muqdisho | QOL | 24 November, 2017 —Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa faah...
Sawiro:-Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwan
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen...
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Xabsi Cusub
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee...
Sawiro:-Hay’adaha Amniga oo soo Bandhigay Macluumaad Ku Saabsan Qaraxii Zoobe
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan...
Waddamada Qadar go’doomiyay oo soo saaray liis argagixiso
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Waddamada Afarta ah ee go’doomiyay Dowladda Qadar ayaa sheegay in ay liiskii hore...
Sawiro:–Guddoomiy Taabit oo la kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa...
Maamul Goboleedyada oo Aqalka sare ka dalbaday iney diidaan ansixinta Sharciyada soo maray Golaha Shacabka.
Muqdisho | QOL | 23 November, 2017 —Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa soo saaray qoraal...