Wasiirkii Labaad ee Hirshabeelle oo is casilay iyo Kulamo ka soconaya Jowhar.
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 –Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec oo ahaa Wasiiru Dowlihii Amniga & Dhaqancelinta Hirshabelle kana...
Dood cilmiyeed looga hortagayo fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 – Dood cilmiyeedkaan looga hadlayey ka hortaga fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay...
Harun Axmed “Saddex jeer ayaa addoon ahaan Liibiya la iigu kala iibsaday”
Waxaa isa soo taraya wararka ka hadlaya dad nool oo seylad lagu kala iibsanayo dalka Liibiya, waxayna arrintan...
Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Caleema Saarkii Uhuru Kenyatta
Muqdisho | QOL | November 30, 2017 – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii labaad ayuu sanadkan safar ku...
Sawirro:-Dowladda Oo Soo Bandhigtay Qorsho Cusub Oo Askari Walba Ku Qaadanayo Mushaarkiisa
Muqdisho | QOL | Nov 30, 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Baladul Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa
Kadib howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga shalay Al-shabaab kagala wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga Degmada...
Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo U Digay Wariyayaasha Aflagaadeeya Madaxda Dowladda
Wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub
Abidjan | QOL | 29, Nofeembar, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb...
Qaaraanka ay Qadar Ku Deeqday, Qofba si u Qaaday
Faalo deeqda Qadar ay bixisay” By Diraac Fagaase Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa ...
Xukuumadda oo Sheegtay in Ciidamada Dowladda ay la wareegeen Deegaanka Baladul-Amiin.
Muqdisho | QOL | 29 November, 2017 —Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda...