SawiroWar Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Lagu Soo Gabagabeeyay Garoowe.
Muqdisho | QOL | December 24, 2017—Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada...
Sawiro:- Dufcadii u horeysay ee ciidamo ah oo lagu tababaray saldhigga Milateri ee Turkiga
Muqdisho | QOL | December 23, 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii...
Madaxweyne Farmaajo Oo Tababar Ciidamo Ugu Soo Xiray Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka tababar ugu soo...
Waqtiga Soomaaliya La Soo Wareegeyso Maamulka Hawada Oo La Shaaciyay
Muqdisho | QOL | December 23, 2017Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad ayaa sheegay...
QM Oo Xayiraado Cusub Ku Soo Rogtay K/Waqooyi
Muqdisho | QOL | December 23, 2017Cod buuxa ayuu golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ku meel mariyey in...
Sawiro:-QM Oo Bilowday In ay Qaxootiga Ku Sugan Libya Diyaarado Ku Geyso Talyaaniga
Muqdisho | QOL | December 23, 2017 Qaramada Midoobay ayaa bilowday inay diyaarado uga qaado qaar ka mid...
Guddoomiye Jawaari oo qaabilay guddoonada baarlamaanada Hirshabeele iyo Puntland
kulankan soo dhaweynta ah ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Magaaladda Muqdisho ugu...
abdiSaciid Muse Cali oo ah Aqoonyahan ayaa loo magacaabay La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, kaddib wareegto ka...
Sawiro:–Xulka Jubbaland Oo Ku Guuleysatay Tartanka Ciyaaraha D/Goboleedyada
Muqdisho | QOL | December 22, 2017 Waxaa guud ahaan galabta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu soo...
Sawiro:–Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka Oo Ka Furmay Garoowe
Muqdisho | QOL | December 22, 2017 Shirka sedexdii bilba mar qabsooma ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka (MoCA...