Ciidanka ammaanka oo la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir
Muqdisho | QOL | january 21, 2018 – Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa goor dhow la wareegay ammaanka...
Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq
Caabudwaaq | QOL | 20 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda...
Xaflad Loo qabtay arday xifdisay Quraanka Kariimka Degmada Baargaal ( Sawirro)
Baargaal | QOL | Jnuary 20, 2018 – 23 arday oo isgu jiray gabdho iyo wiilal oo kamid...
Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay shacabka Guriceel halgankii ay kaga guuleysteen argagixisada Alshabaab
Guriceel | QOL | January 19, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka...
RW Khayre oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya.
Muqdisho | QOL | 19 January 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre...
Micheal Keating oo ku baaqay in la xaliyo tabashada laga qabo Shirkii Dhuusa-Mareeb.
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Ergeyga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo ka qeyb galay shirweynihii...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Mideynta Galmudug
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga Afrika,...
Madaxweyne Xaaf oo Cadaado laga mamnuucay.
Muqdisho b | QOL | January 19, 2018 – Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen kadib waxay soo...
Madaxweyne Farmaajo oo soosaaray amar horleh
Muqdisho b | QOL | January 19 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka...
Dowlada Fadaraalka oo diyaarad gaar ah u diraysa maxabiista ku xiran Hindiya
Muqdisho | QOL | January 19 2018 – Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa kulanka Golaha Wasiirada...