Xildhibaan Mustafa Dhuxulow “Waa been abuur cinwaanada Facebook-ga magaceyga kusoo baxay”
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 – Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mida Xildhibaanada Golaha...
R/W Khayre oo Daah-furay Xafladda Sanad guuradii 1-aad ee Dib-u-howl galinta Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Dawladda
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo Joojiyey Dhismaha ka socda Dhulka ka soo horjeeda dekedda.
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng....
Gudoomiye xigeenkii horre ee barlamaanka Kenya “Madaxda maamul gobaleedyada waa jawaasiista Itoobiya iyo Imaaraadka”
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Faarax Macallin Maxamed oo ah Guddoomiye ku xigeenkii hore ee...
Shir Muhiim ah oo ka soconayo Kismaayo
Kisaamyo| QOL | February 5, 2018 — Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa maanta...
Muhaajiriin ku dhintay Xeebaha Dalka Spain
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Ugu yaraan 20 qof oo muhaajiriin afrikaan ah ayaa ku dhintay...
Shirka Golaha amniga qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho.
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobaleedyada ayaa...
DAAWO: Waraysi Taliyihii hore NISA Sanbaloolshe
https://www.youtube.com/watch?v=mGR_JywczY0 . . Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho _____________________________________________
Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud Oo Baydhabo kulamo kula leh madaxda K/Galbeed Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 4, 2018 — Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku...
Wacyigalin Maanta loosameeyey Qaarkamida Ciidamada Booliiska Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Feb, 4, 2018 —Munaasabad lagu wacyi-gelinayay Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ku aadan...