Madaxweyne Muusa Biixi oo ka biya diiday Baaq ay u soo jeediyeen Beesha Caalamka
Muqdisho | QOL | February 6, 2018 – Madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi ayaa ka biya diiday war...
Gudoomihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Maanta Dalka Ka dhoofay.
Muqdisho | QOL | February 6 2018 —-Taabid Cabdi Maxamed Gudoomihii hore ee Gobolka Banaadir Sidoo kalana ahay...
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay dadkii loo haystay Qaraxii isgooska Zoobe
Muqdisho | QOL | February 6, 2018 —-–Waxaa Saakay oo talaado ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya...
Gudoomiye Yariisoow Oo digniin u diray dadka dhisaya wadooyinka Magaalada Muqdisho
Muqdisho | QOL | February 6, 2018 —-Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho oo...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka
Muqdisho | QOL | February 6 2018 —- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay la...
Guddoomiyaha gobolka oo kala hadlay Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya xal u helidda dhibaatooyinka Barakacayaasha
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 —- Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
Gudoomiye ku xigeenka amniga G/Banaadir oo u kuurgalay Amniga 4 Degmo Oo Ka Tirsan Gobolka Banaadir
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Guddoomiye ku Xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolkq Banaadir...
Talyaaniga Oo Deeq Gaadiid ah ku wareejiyay Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 —Dowladda Talyaaniga ayaa labo gaadiidka Gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda...
Wasiir Bayle oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatada
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta...
Wafdi uu hogaaminayo Cabdi Qaybdiid oo gaaray Hobyo.
Muqdisho | QOL | February 5, 2018 —–Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan...