Mowjado duqeymo ah oo ka yimid ciidamada Ruushka oo ruxay dalka Ukraine
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Mowjado duqeymo ah oo ka yimid ciidamada Ruushka ayaa ruxay dalka Ukraine, iyadoo maamullada...
Ciidamadii maalmo ka hor ka soo baxay magaalada Wabxo oo abaabul Ciidan ka wada Degmada Maxaas ee Duleedka Gobolka Hiiraan Sawiro
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan abaabulkii Ciidan...
Hay’adda laanqeyrta cas oo sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee gargaar dawo ah la gaarsiiyay Gobolka Waqooyiga Itoobiya
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Hay’adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas ayaa sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee gargaar...
Wararka ka imaanaya caawa degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in heshiis Xabad joojin ah oo hor dhac ah laga gaaray
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wararka kia imaanaya caawa degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in heshiis...
Nin Falastiini ah oo dilay laba qof oo Israeli ah inta aan isaga la dilin, sida ay sheegeen saraakiisha Israel.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Nin Falastiini ah ayaa maanta dilay laba qof oo Israeli ah, oo mid uu...
Hay’adda Amnesty International oo warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya madaxweyne Xasan Sheekh ka codsatay
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, ayada...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Sweden cambaareeyay qaraxii argagixiso ee daraad ka dhacay magaalada Istanbul
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Sweden Tobias Bilstrom ayaa cambaareeyay qaraxii argagixiso ee daraad ka dhacay...
Suldaan C.naasir jaamaca Seed oo Deeq Xoolaha Gaarsiiyay Ciidamada Daraawishta Galmudug
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Suldaan C/naasir Jaamac Seed ayaa ciidamada difaaca gobolka Mudug ee fadhigoodu yahay degmada Wisil...
Toogasho tiro dad ah lagu dilay oo ka dhacday Jaamacada Virginia ee Dalka Maraykanka
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Saddex qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday...
Madaxa NATO Jens Stoltenberg oo ka digay in la dhayalsado Ruushka ka dib bixitaanka Gobolka Ukraine ee Kherson
. Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Bilaha soo socda way adkaan doonaan. Hadafka Putin waa inuu ka tago qabowga iyo...