Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:-Qarax Ismiidamin ah Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo galabta ka...
Bashiir BarreMar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoonka Golaha Shacabka Oo sheegay waqtiga la Qabanayo kulanka Mooshinka Ka Dhanka ah Gudoomiye Jawaari.

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee  Golaha Shacabka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay...
Bashiir BarreMar 25, 2018Mar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Goordhow Xukuntay Rag Loo Heysto Farsameynta Qaraxyada

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku...
Bashiir BarreMar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:-Wasiirka Cadaalada Oo Cadeeyey In Maamul Goboleedyada Ka Jirin Maxkamad Garsoor

Muqdisho | QOL | March 25, 2018Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay...
Bashiir BarreMar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Dagamo Katirsan G/Bakool Oo Dowlada Itobiya Dhulkeeda Ku Daratay

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Maxamed Iidle Geedi  oo ah Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya...
Bashiir BarreMar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiye Jawaari Oo Xiisada Ka Taagan Dalka Kala Hadlay Madaxda Midowga Afrika(SAWIRO)

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehlinayeen Guddoomiye kuxigeenka...
Bashiir BarreMar 25, 2018Mar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Si Kulul Ugu Hadalay Ciidamada Wali Jooga Xarunta Golaha Shacabka

Muqdisho | QOL | March 25, 2018–Xildhibaanada Golaha Shacabka ee la safan Jawaari ayaa Shuruud ku xiray iney...
Bashiir BarreMar 25, 2018
Read More
VIDEOSWARARKA MAANTA

Daawo: Hooyo Caasha Shariif oo ku nool qashin qubka Gaalkacyo !

https://www.youtube.com/watch?v=vbKuYt3vkmg&t=8s
Mustafa AwaleMar 25, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:-Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday Ciidamo AMISOM Ah

Muqdisho | QOL | March 24, 2018–Golaha Aqalka Sare ee dalka ayaa dalbaday ciidamo Amisom ah inay sugaan...
Bashiir BarreMar 24, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:-Madaxweynaha Jubaland Ka Hadlay Go’aanka Jubbaland Ee Xiisada Ka Taagan Balad Xaawo

Muqdisho | QOL | March 24, 2018–Maalmihii la soo dhaafay waxaa magalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ka...
Bashiir BarreMar 24, 2018Mar 24, 2018
Read More
24352436243724382439