Wasiir Muqtaar Rooboow” Nolol majirto hadaan Ammaan la helin”
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in waxkasta...
Laamaha Amniga Beledweyne oo goob fagaaro ah ku burburiyay waxyaabaha maanka dooriya
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka Amniga...
Guddoomiye Cali Jeyte oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo...
Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday Shabeellaha Dhexe
Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa billaabay abaabulka inay qeyb ka noqdaan howlgallada ka dhanka ah...
kalluumeysi la saxiixatay Shirkad Shiines ah
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye...
Hay’adda Qaramada Midoobay oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay saamayn weyn ku yeelatay caafimaadka
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Hay’adda sanduuqa dadweynaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNFPA ayaa warbixin ay...
Qorshe la doonayo in dugsiyada qaar ee Koofur Afrika looga sameeyo musqulo ay wada gali karaan wiilasha iyo Gabdhaha
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Koox koofur Afrika ah ayaa bilowday codsiay kaga hortagayaan qorshe ay wadato waaxda aqoonta...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis is-afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhiga oo boggaadiyey tallaabo ay qaadeen Golaha Wasiirada xalay
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo war qoraal ah soo saaray...
Ruushka oo beeniyay inuu weeraray dalka Poland
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ayaa ku dhacay magaalo ku taala dalka...