Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maxaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid...
NISA oo howlgallo ka wadda Xaafaddaha Baydhabo
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay Howgal ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo. Xaafadaha...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in laga heshiiyo cimilada caalamka
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxa shirweynaha Qaramada Midoobay ee cimilada ee ka soconaya waddanka Masar ayaa dadka wada...
Itoobiya oo billowday inay koronto u dhoofiso dalka Kenya
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay billowday inay koronto u dhoofiso Kenya, sida uu dhigayo...
Ukraine oo laga cabsi qabo inay koronto la’aan ka dhacdo
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Waxaa haatan halis loogu jiraa in la damiyo dhammaan warshadaha dhaliya quwadda korontada ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gabaldhicii galabta gaaray MagaaladaKoonfurta Mudug ee Degmada Wisil
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug gar ahaan Duleedka Gobolka Mudug Degmada Wisil ayaa sheegaya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud uguna sii gubay Degmada Wisil
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo...
Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada
Soomaaliya ayaa taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka Arrimaha...
Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Oo Ku Dhawaaqay dib u heshiisiin Jawaab Celintiisa Looga Fadhiyo Siyaasiinta KGS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo tabashooyinka...
Maraykanka oo Taageeray in Cunaqabatayna Hubka Soomaaliya lagu Sii haayo Sababtana Shaaciyay
Sabti: 19 Nofembar 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay sababta ay u taageertay qaraarka Golaha Ammaanka QM ee...