Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Jidka Degmada Dharkiinley
Muqdisho | QOL | 27 May, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow)...
Xil ka qaadis iyo magacaabis Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka
Muqdisho | QOL | May 27, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis...
Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Banbax-howleed u jooga Nairobi
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee...
Midowga Europe oo ka digay khilaafka Khaliijka in uu saameeyo Soomaaliya
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Midowga Yurub ayaa ka digay in khilaafka ka dhex jira waddamada...
Maxay tahay sababta dowladda Turkiga ay Soomaaliya howlgalka uga waddaa?
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Dowladda Turkiga waxa ay ka mid tahay dalalka sidda weyn u...
Somaliland oo sheegtay in ay sii deysay 14 sano jir lagu qabtay dagaalkii Tukaraq
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay sii daayeen wiil dhalinyaro...
Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay fiidkii gaar ahaan xilligii...
Qatar oo amar kusoo rogtay dalalkiii go’doomiyey
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Dowlada Qatar ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan mamnuucay...
Madaxweyne Xaaf oo baaq u diray Carabey iyo Casir oo ku sugan Cadaado
Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Mas’uuliyiin kale oo ka...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa Ethiopia
Addis Ababa, Ethiopia, May 26, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa...