Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

AKHRISO: Xeer-Ilaaliyaha Qaranka oo u digay Ganacsatadda Soomaaliyeed

Muqdisho , 23 Juunyo, 2018:–Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa war-saxaafadeed wuxuu ka soo saaray jaridda dhirta dhoofinta...
Bashiir BarreJun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Eng Yariisoow Oo la kulmay Darawada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta

Muqdisho , 23 Juunyo, 2018:–Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan...
Bashiir BarreJun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi

Muqdisho , 23 Juunyo, 2018:–Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad ka jeedinaayay kalfadhigga Xildhibaanada maamulka Puntland...
Bashiir BarreJun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo Faahfaahiyay Qarixii ka dhacay Addis Ababa

Muqdisho , 23 Juunyo, 2018:–Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo goor dhow la hadlay Tv-ga Qaranka dowladda Itoobiya...
Bashiir BarreJun 23, 2018Jun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Lacagta Shilinga Soomaaliga oo laga diiday Gaalkacyo

Muqdisho , 23 Juunyo, 2018:Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan...
Bashiir BarreJun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Shabaab oo qabsaday gaari ay leeyihiin Ciidanka AMISOM

Muqdisho  23 Juunyo, 2018:Ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa  wadada waxa ay u galeen kolonyo ka tirsan...
Bashiir BarreJun 23, 2018Jun 23, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkii IGAD ee ku Saabsanaa Xaaladaha ka taagan South Sudan oo la soo Gabogabeeyay

Adis Ababa, 21 Juunyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad...
Mustafa AwaleJun 22, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiye Yarisow oo kala hadlay horumarinta Caasimadda Injineero iyo khubaro ka socdayTurkiga

Muqdisho | QOL | 21 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng....
Mustafa AwaleJun 22, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Governor of Banadir, Eng.Yarisow, Discusses City`s Development Agenda with Engineers and Experts from Turkey

Mogadishu | QOL | 21 June 2018 – Mayor of Mogadishu, who is also Governor of Banadir Region Honorable...
Mustafa AwaleJun 22, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Haan laga shakisan yahay oo ku soo caarisay xeebaha Muqdisho

Muqdisho | QOL | June 22, 2018 – Haantaan ayaa ku soo caarisay Xeebta Sugunta liido ee degmada...
Mustafa AwaleJun 22, 2018
Read More
23682369237023712372