Xaaf Iyo Wafdi Ka socda Qadar oo gaaray Magaalada Hobyo
Muqdisho , July 04, 2018 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa duhurnimadii maanta...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda Ee Shanta Sano
Muqdisho , July 04, 2018 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay shir soconaya muddo shan casho ah oo...
Shabaab oo sheegtay Itoobiya inay ka difaacayaan Dakadda Hobyo
Muqdisho , July 04, 2018 Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in dakadda Magaalada Hobyo ay ka difaacayaan Itoobiya,...
Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Saraakiil badbaadiyay Dukumintiyo kadib burburkii dowladii dhexe
Muqdisho , July 04, 2018 —Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidamada...
SIYAASADIHII DHEXDHEXAADKA IYO DIBADDA SOOMAALIYA – Qeybtii 2-aad
Toronto | QOL | July 3, 2018 – Qoraalkani waa kii labaad oo faallo sax ah ka bixinaya...
Daawo Sawirada :-Shir Muhiim ah Oo Ay Soo qaban Qaabisay Wasaarad Amniga Oo Muqdisho Ka Dhacay
Muqdisho , July 03, 2018 Shirkan oo saacada badan qaatay ayay wasiiradda Amniga ee dowlad goboleedyada iyo wasaaradda...
Sawiro:-Kheyre Oo kormeer Shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho , July 03, 2018 Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer shaqo...
DFS iyo Bangiga Adduunka Oo Ka Wada hadlay Barnaamijka Cusub Ee Kaararka Aqoonsiga
Muqdisho , July 03, 2018 —Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga...
Wasiirka Gaashandhiga Oo Lakulmay Saraakiil ka Socota Mareykanka, Midowga Yurub iyo Turkiga
Muqdisho , July 03, 2018 —Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta...
Sawiro:-RW Khayre Oo kulan Amniga Looga Hadlayo La qaatay Hay’adaha Amniga iyo Maamulka G/banaadir
Muqdisho , July 03, 2018 —dar-dar galinta amniga caasimadda ayaa looga hadlayey shirkaan uu Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka...