Wasiirka Arr. Dibadda Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka...
Jubbaland iyo AMISOM oo ka wada hadlay dagaalka Shabaab
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa...
Wafti ka socda ONLF oo gaaray Addis Ababa
Muqdisho | QOL | August 13, 2018 – Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay...
Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay udub dhexaad u yihiin horumarka iyo dib-u-curashada dawladnimada dalka”
Muqdisho, Ogoosto 12, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar...
Guddoomiye Eng. Yarisow oo xubno ka tirsan Olalaha Isxilqaan ku booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir
Muqdisho, Ogoosto 12, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo qaar ka...
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay Kaawo soo duntay Kismaayo
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda Hoose...
Jabhadda ONLF Oo Xabbad Joojin Ku Dhawaaqday
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac,...
Ciidamo gaar ah oo sugi doona Ammaanka Dekedda Muqdisho
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in...
Sacuudiga Oo Cadeeyey Sababta Uu U Soo Celiyey Xoolo Laga Dhoofiyey Somalia
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Dhawaan dowladda Sacuudiga waxaa ay dalkeeda ka soo celisay markab...
Dakeda Muqdisho Oo Shaqo Bilowday Xiliyada Habeenkii Ah
Muqdisho | QOL | August 12, 2018 – Waxaa Caawa Munaasabad Kooban oo lagu daah furayay shaqada dekadda...