RW Kheyre”Dowladdu Waxa Ay Qaban Doontaa Wax Ka Duwan Wixii Ay Soo Qabatay”
Muqdisho, August 21, 2018–Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka Soomaaliyeed...
Kenya oo baareysa sida uu Baasaboorkeeda ku helay Fahad Yaasiin
Muqdisho, August 21, 2018Maj. Gen RTD Gordon Kihalang oo ah Xoghayaha Socdaalka, Xuduudaha, iyo diiwaangelinta dadka ee dalka...
Sawiro:-Shariif Xasan Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Gudaha Magalada Baydhabo
Baydhabo , August 21, 2018Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Shariif Hassan Sheikh Aden ayaa Boqolal Shacabka Magalada...
RW Kheyre Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Masjidka Isbaheysiga
Muqdisho, August 21, 2018Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday...
Akhriso:-Madaxweyne Waare Oo Magacaabey Garsoorayaal Maxkamadeed
Muqdisho, August 21, 2018Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay Garsoorka...
Duqa Muqdisho Oo Shaaciyey Tirada Barakacayaasha Ku Sugan Caasimadda
Muqdisho, August 21, 2018Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo...
Muslimiinta Caalamka Oo Maanta Siweyn Ugu Dabaal Degaya Maalinta Koowaad Ee Ciida Carafo
Muqdisho, August 21, 2018Maanta ayaa waxaa siweyn looga Ciidayaa Maalinta koobaad ee Ciidul Adxa,iyada oo shalay Ummadda Muslimiinta...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciid Al-adxa
Muqdisho, August 20, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Maamulka G/Banaadir oo qalabka naafada u qeybiyey qaar ka mid ah dadka naafada ah
Muqdisho Ogoosto 20, 2018 – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid...
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Muqdisho, Ogoosto 20, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda...