Kenya Oo Ka Hadashay Qarax Lagu Dilay Askar Kenyan Ah
Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 –Wararka ka imaanaya Magalada Xeebta ah ee Lamu ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Kenya...
Madaxwaynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku soo wajahan !
Turkiga , Ogoosto 29, 2018 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo wajahan Magaalada Muqdisho sidda ay...
Doorsho Lagu Doorat Gudoomiyaha Garowe Oo Ka Dhacday Magaladaasi
Garoowe , Ogoosto 29, 2018 –Golaha degaanka Magaalada Garowe ayaa goor dhow doortay Gudoomiye cusub ka dib doorasho maanta...
Wasiirka Maaliyada Oo Shir Guddoomiyay Kulanka Billaha Ee Guddiga Dhaqaalaha
Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa shir guddoomiyay Kulanka Billaha ee...
Ciidamo Boolis ah Oo La geeyay Magala Xeebeedka Marko
Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 –Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya iyo xubno ka socda wadamada taageera Soomaaliya ayaa shalay...
Maamulka iyo Shacabka Gobolka Banaadir oo olale nadaafadeed ka sameeyey Muqdisho Stadium
Muqdisho, Ogoosto 28, 2018 – Masuuliyiinta Maamulka iyo Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa isu soo baxa ka sameeyey...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-guddoomiyay Kulanka Dardar-gelinta Qorshaha Daabacaadda Shilin Soomaaliga Cusub
Muqdisho, August 28, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan...
7-Sano Kadib Shacabka Reer Muqdisho Oo Ku Tamshlaynaya Stadium Muqdisho
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay oo Talaado ah agabkoodii ugu dambeeyay waxa ay...
Wasaaradda Dastuurka Oo Soo Gaba Gabeeysay Tababar Ku Saabsan Waxbarashada Madaniga
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS...
Mareykanka oo tababar u soo gaba gabeeyay Ciidamo Danab ka tirsan
Muqdisho, 28ka Ogosto, 2018:Dowladda Mareykanka ayaa tababar u soo xirtay Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u...