Kulanka Guddiga Amniga Oo Looga Hadlay Qodobbo Ay Ka Mid Yihiin Wareejinta Ciidamada Nabad Sugidda
Muqdisho, September 03, 2018 — Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
Beijing, Sebteembar 03, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada...
Kulamo gooni gooni ah oo ka socda magalada Kismaayo
Kismaayo | QOL | September 3, 2018 – Magalada Kismaayo oo uusan weli ka furmin shirka Madaxda Golaha Iskaashiga...
Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay magalada Kismaayo
Kismaayo | QOL | September 3, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo...
Shir ka furmay Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka qeyb galeysa
Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Magalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka furmay...
Mid ka mid ah kunkii dhalinyaro ee G/Banaadir laga shaqaaleysiiyey oo shabaabnimo loo xukumay
Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Maxkamada Ciidamada Qalabkas ida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xukun...
NISA Oo Shaacisay Inay Qabatay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay...
Maxkamadda Millatariga Soomaaliya oo xukun riday
Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa Ciidamada amniga...
Shirka Shiinaha iyo Afrika oo maanta ka furmaya Beijing
Muqdisho | QOL | September 3, 2018 – Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha...
Munaasibad Lagu Maamuusayay Ardaydii Kaalmaha ugu Horreeya ka galay Imtixaanaadkii shahaadada Dugsiyada Sare ee Puntland oo lagu qabtay Baargaal
Baargaal | QOL | September 3, 2018 – waxaa Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu lagu qabtay munaasibad lagu...