Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Somaliya oo mar kale codsatay in cunaqabateynta laga qaado Eritrea

Muqdisho, October 01, 2018 —Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay in cunaqabateynta saaran dalka Eritrea laga qaado si loo gaaro...
Bashiir BarreOct 1, 2018Oct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Gabadhii 3aad oo ardeyad ahayd oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho, October 01, 2018 —Shalay gelinkii dambe waxaa  Degmada Yaaqshiid ee Muqdisho lagu dilay Caasho Cabdi  Saneey  oo...
Bashiir BarreOct 1, 2018Oct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

C/Fitaax Xaaji C/Lle” Eng Yariisow Muqdisho Ballaarin Kama Rabto, Ee Maqaam Ha U Raadiyo”

Muqdisho, October 01, 2018 —Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi fitaax Xaaji Cabdulle ayaa...
Bashiir BarreOct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo la wareegay degaanka Goofguduud Buureey

Muqdisho, October 01, 2018 —Warrarka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ciidamo ka...
Bashiir BarreOct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Gen. Indha Qarshe “Al Shabaab shacabka ayay dhibaateeyeen markii laga saaray Marko”

Muqdisho, October 01, 2018 —Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa sheegay in...
Bashiir BarreOct 1, 2018Oct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

Muqdisho, October 01, 2018 —Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku...
Bashiir BarreOct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Hawlgallo wado furis ah oo ka socda gobolka Hiiraan

Muqdisho, October 01, 2018 —Wararka aan ka heleyno degmada Xamar Weyne ayaa waxa ay sheegayaan in caawa suuqa...
Bashiir BarreOct 1, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Soomaaliland Oo Dr Abiye Axmed Ka Codsatay Dhax Dhaxaadinta Soomalilad Iyo Soomaaliya

Muqdisho, Sebteembar 30, 2018 —Maamulka Somaliland ayaa ra’isalwasaaraha Itoobiya ugu baaqay in uu faragelin ku sameeyo xaaladda Dowladda...
Bashiir BarreSep 30, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

RW Uganda “Al Shabaab Waxaan Ka Xoraynay 80% Dhulka Soomaalida”

Muqdisho, Sebteembar 30, 2018 —Ra’isalwasaaraha Dalka Uganda Ruhakana Rugunda,ayaa Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ka horjeediyay khudbad uu kaga...
Bashiir BarreSep 30, 2018
Read More
WARARKA MAANTA

Ganacsato ku banaanbaxeysa magaalada Muqdisho

Muqdisho, Sebteembar 30, 2018 —Qaar ka mid ah Ganacsatada Malaayga ama kalluunka ku iibiya Kawaan Liido ee degmada...
Bashiir BarreSep 30, 2018
Read More
22872288228922902291