Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho oo sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga maqlayo hoteel u dhow Madaxtooyada.
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas iyo qaraxyo laga...
Dowlada Dalka Germalka oo Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo. Qaabka Dhalashada...
Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Kismaayo
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka...
War deg deg ah: Ciidanka Amaanka Degmada Hobyo oo gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah ka tirsana Khawaarijta Al Shabaab
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Ciidanka Amaanka Degmada xabeedka Hobyo ayaa gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah...
Booliska Norway oo baadi goobaya Meydka Wiiil Soomaali la tuhunsan yahay in la dilay
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Booliska gobolka Finnmark ee dalkan Norway ayaa arbacadii bilaabay qoditaanka afaafka hore ee hoolka...
Booliska Soomaaliya oo rag hubeysan iyo Gadiid ay Wateen ku qabtay magaalada Muqdisho
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo baaritaano ah ka sameeyey xaafado ka...
Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay Nin Oromo ah oo Feedh ku dilay Wiil dhalinyaro ah oo Reer Hargaysa ah
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa ,...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Malaysia oo kasoo jawaabay fariintii hambalyada eheyd ee uu u diray madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Malaysia Anwar Ibrahim ayaa kasoo jawaabay fariintii hambalyada eheyd ee...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo sheegay in waddankiisu uu doonayo in uu helo ciidanka ugu awoodda badan nukliyeerka
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in waddankiisu uu doonayo in uu...
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegtay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhan ah Al-shabaab ee socda qaar kamid ah gobolada Dalka
Axad: NOVEMBER 27, 2022 Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhan ah Al-shabaab...