Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta ka duulay Muqdisho
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 –Madaxeynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimco...
Mozambique oo maxkamadayneysa eedeysanayaal ay ka mid yihiin Soomaali
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 –189 qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin kooxo Islaamiyiin...
Taliyaha Xoogga Oo Sheegay Inay Ka Hor Tagayaan Dad Ka Ganacsatada Tuutaha Ciidanka
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 – Janeraal Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa...
Wasaaradda amniga oo Roobow ka hor istaagtay doorashada Koonfur Galbeed
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 – Shalay gelinkii hore ayaa Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa...
Shabaab oo sheegtay inay qarax la eegteen ciidamo ajaanib ah
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 – Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax khasaare dhaliyay oo...
Soomaali xalay lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Muqdisho | QOL | October 05, 2018 – Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay deegaanka soshanguve oo ku dhaw...
Dowlada Somaliya Oo ka qeyb gashay shir ku saabsan ganacsiga xorta ah
Abuja | QOL | October 05, 2018 – hirka 12-aad ee Iskaashatooyinka iyo horumarinta Ganacsiga xorta ah ayaa ka socda...
Xagee ku danbeeyay cigtiraafkii Somaliland
Muqdisho | QOL | October 4, 2018 – Loolanka siyaasadeed ee ka jira gudaha dalka goobo badan ayuu u...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabishan Arrimaha Soomaaliya
Muqdisho, October 04, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Go’aan Ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga Ah
Muqdisho, October 04, 2018 –Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu...