Soomaalida magaalada Toronto oo qeyb ka noqonaya siyaasada dalka Canada
Toronto | QOL | October 11, 2018 – Qiyaas ahaan dadka Soomaalida asal koodu yahay intooda badani waxay...
Wasiir Maareeye Oo Ka War Bixiyay Ganacsiga Iyo Kheyraadka Dalkeenna
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir, ayaa Saakay...
Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —Taliye kuxigeenkii hore ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee...
Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa shir guddoomiyay kulan...
AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer...
Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga
Riyadh, October 11, 2018 —
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah...
Laba Milyan Oo Doollar Oo loo Diyaariyay Fulinta Qorshayaasha Ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan
Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —
Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa...
Xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyay arday wax kabarata jaamacada SOMAVILLE
Muqdisho | QOL | October 10, 2018 – Jaamacadda SOMAVILLE ee ku taala magaala Muqdisho ayaa manta xaflad...
Duqa Muqdisho iyo Danjiraha Turkiga oo deeq u qaybiyay dadka qaba Baahiyaha gaarka ah
MUQDISHO | QOL | OCTOBER 10, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan...