Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Duulimaad Cusub oo isku xiraya Muqdisho iyo Addis Ababa
Muqdisho | QOL | Oktoobar 13 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)...
Madaxweyne Farmaajo “Maanta waa maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu dhisnno.”
Muqdisho | QOL | Oktoobar 13, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay...
Agaasimaha nabad sugidda Soomaaliya oo is casilay
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Agaasimaha nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen ayaa...
Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay Baydhabo
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Laba qarax oo is xig xigtay ayaa maqribnimadan caawa ah waxa...
Soomaaliya oo gudbineysa codsigeeda kamid noqoshada Golaha Ammaanka ee QM
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay”Adda Dadka Naafada Ah
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo manta kulan ku yeeshay...
Golaha Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Oo Shariif Xasan Ugu Digay In Mudo Kororsi Uu Samaysto
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Iyadoo 35 Cisho ay Inaga Xigto Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa...
Madaxweyne Waare oo eedeeyay Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u...
Farmaajo oo dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay Tiyaatarka Qaranka...
12 Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo xukun lagu riday
Muqdisho | QOL | October 13, 2018 —Laba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa...