RW Khayre Oo Xalay Kormeer Ku Sameeyey Qeybo Kamid Ah Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kormeer ku sameeyey Waddooyinka...
Xildhibaano Dacwad Ka Gudbiyay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Xildhibaano uu horkacayay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xilhibaanada...
Doorashooyinka Deegaannada Somaliland Oo Dib Loo Dhigay
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday inay dib u dhigeen...
Garoonka Muqdisho Oo Laga Soo Dejiyay Maxaabiis Laga Soo Daayey Dalka Uganda
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Lix Muwaadiniin Soomaali ah oo tan iyo 2014-kii ku xirnaa Dalka...
Taliyaha Ciidamada Mareykanka Ee Qaarada Afrika Oo Muqdisho Soo Gaaray
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaarada...
Golaha Iskaashiga Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saaray Go’aankii Guddiga Aqalka Sare
Muqdisho | QOL | November 28, 2018 –Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynaha Maamulka...
DEGDEG – Guddoonka Golaha Shacabka oo kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uusoo dhisi...
Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Dastuurka ee arrimaha...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo Kulan la qaatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Kulankan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka kenya
Nairobi | QOL | November 27, 2108 – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la...