Dowladda Kuwayt Oo Xayiraadda Ka Qaaday Xoolaha Laga Dhoofiyo Somalia
Mogadishu | QOL | December 10, 2018—Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee dalka Kuwayt waxay soo saartay Go’aano xayiraadda...
Shabaab oo shaaciyay Magacyadda raggii weeraray xertii C/wali Cilmi Yare
Mogadishu | QOL | December 10 2018—Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay laba ka mid ah magacyadii raggii ka dambeeyay...
Sidee u arkaan Golaha Iskaashiga Mooshinka Madaxweyne Farmaajo ?
Mogadishu | QOL | December 10, 2018—Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha...
Madaxweynaha Faransiiska oo qabanaya shir deg deg ah
Mogadishu | QOL | December 10, 2018—Emmanuel Macron Madaxweynaha Faransiiska ayaa lagu wadaa inuu kulan la qaato ururada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo La Kulmay Xoghayaha Amniga Gudaha Maraykanka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahad Maxamed Guuleed Khadar, ayaa dalka Jordan kula kulmay xoghayaha amniga...
DEG-DEG:–Mooshin laga keenay Madaxweyne Farmaajo oo la qabtay
Mogadishu | QOL | December 09, 2018—Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa aqbalay mooshin xil...
Madaxweyne JFS oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Norwey
Mogadishu | QOL | December 09, 2018—Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo la Kulmay Boqorka Jordan
Mogadishu | QOL | December 09, 2018—Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku...
Xeebaha Dalka Soomaaliya Oo Marakiib Dagaal Loosoodirayo
Mogadishu | QOL | December 09, 2018—Dowladda China ayaa Markab ka mid ah kuwa dagaalka, sidoo kalena Diyaaradaha...
Dhagayso:-madaxweyne Farmaajo Oo Fariin Diray !!
Mogadishu | QOL | December 09, 2018—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga...