Guddoomiyaha golaha shacabka BFJS oo la kulmay Kusimaha Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa...
Qorshaha Masar ee Qasa oo Maraykanka iyo iyaga isku diri kara
Bartamaha mashquulka badan ee Qaahira, maqaayadaha qaxwaha waxaa cammiray dad reer Qasa ah oo ka soo cararay dagaalka...
Markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo ku dhacay markab ganacsi
Ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ku sheegay in marka dagaal oo ay leeyihiin, laguna magacaabo Harry Truman uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan-doceed la qaatay Ra”iisul wasaaraha Itoobiya
Addis-ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meertada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan laba geesood ah la qaatay dhigiisa Dalka Tanzania
Addis ababa –Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Ali Haji Adam ayaa Magaalada Addis ababa kulan laba...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev ayaa magaalada Baku ku kala saxiixday...
Xaaladda qoysas ka barakacay dagaalka Puntland iyo Daacish
Boosaaso — Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakaceen dagaalka u dhexeeya ciidamada...
Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?
Abu Dhabi — Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo...
Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya
Stockholm — Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah...
Maxaa dhiiri-geliyey ninka lagu tuhmayo weerarkii Munich?
Munich — Booliska Jarmalka ayaa sheegay in ninka Afgaaniga ah ee looga shakisan yahay inuu gaari ku jiiray dad...