Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Gobolka Gedo oo ka maqan maamulka Jubbaland waxaana saamayn ku lahayd gobolka Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya

 Axad: December 18, 2022 Gobolka Gedo oo ka maqan maamulka Jubbaland ee Axmed madoobe uu hogaamiyo Saddexdii Sanno...
QOL ContributorDec 18, 2022Dec 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiye waaxeed lagu dilay Degmada Afgooye xalay fiidkii

Axad: December 18, 2022 Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ku dilay Gudoomiyihii...
QOL ContributorDec 18, 2022Dec 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Taliska NISA oo shaaciyay goor dhawayd oo caawa ah in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab oo oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta

  Sabti: DECEMBER 17, 2022  Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Warbaahinta dowladda Soomaaliya oo lagu xaqiijiyey in Al-Shabaab laga dilay 40 dagaalame, kuwaas oo isku uruursanayey degaanka Daaru-naciim Duleedla aadam Yabaal

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kooxda Al-Shabaab ku laayey deegaan lagu magacaabo Daaru-naciim oo...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dab ka kacay dhisme ku yaalla dalka Faransiiska oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan shan carruur ah ayaa la xaqiijiyay...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qormo ka soo saaray askartii laga dilay markii ay gurigiisa ku weerartay dowladdii Farmaajo, 17-kii bishii December ee sanadkii 2017-

i Sabti: DECEMBER 17, 2022 Ergayga arrimaha abaaraha u qaabilsan Madaxweyne Xasan Sheekh, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Furqaan ee hoos tagta Degmada Aadan Yabaal

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa kooxda Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya oo shaaciyay in ciidamada amaanka oo soo xiray macalin dugsi Qur’aan oo lagu edeeyay in uu kufsi u geystay saddex gabdhood oo yar yar

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in ciidamada amaanka ay maanta soo xireen macalin...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Twitter-ka oo cambaareeyey fal celin kaga timid Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Qaramada Midoobay, ayaa ku biirtay ururka Midowga Yurub cambaareynta loo jeedinayo go’aanka Twitter-ka, ee...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

War-murtiyeed laga soo saaray qabsoomidda shirkii dib-u-heshiisiinta KGS

Sabti: DECEMBER 17, 2022 Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Adan Maxamed...
QOL ContributorDec 17, 2022Dec 17, 2022
Read More
216217218219220