Pakistan Oo Muwaadiniinta Soomaalida Ka Reebtay In Fiisaha Lagu Siiyo Gudaha Garoomada Dalkaas
Muqdisho | QOL | Maarso 16, 2019 – Ra’isul-wasaaraha dalka Pakistan, Imraan Khaan waxa uu dhawaan shaaciyey inay wax...
Ra’iisul Wasaare Kheyre “Safarkii Aan Ku Tegay Kismaayo Waxa Uu Ahaa Mid Mira Dhal Ah”
Muqdisho | QOL | Maarso 15, 2019 – Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay...
MD Jubaland Oo Eedeyn U Jeediyay DFS Kana Hadlay Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabaab
Kismaayo | QOL | Maarso 15, 2019 – Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Maddobe oo ka...
Baroor diiq loo sameeyey dadkii lagu laayey New Zealand
New Zealand | QOL | Maarso 15, 2019 – Boqolaal Muslimiin ah ayaa Maanta waxa ay dhigeen banaanbaxyo ay...
Shirka Dib U Dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo La Soo Xiray
Muqdisho | QOL | Maarso 15, 2019 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS...
Dhimashada weerarkii 2-bada Masaajidi ee New Zealand oo gaaray Afartan iyo Sagaal Ruux
New Zealand | QOL | Maarso 15, 2019 – Afartan iyo sideed ruux oo dhaawac ah yaaa lagu dabiibayaa...
Muwaadin Soomaali ah oo qeyb kanoqday dadkii lagu dilay weerar ka dhacay Masaajiddo ku yaal New Zealand
Muqdisho | QOL | Maarso 15, 2019 – Labo Masaajid oo ku yaalo magaalada Christchurch ee Dalka New Zealand...
Somalia Oo Ka Qeyb Galaysa Shir Looga Hadlayo Tacaddiyada Loo Geysto Haweenka
Muqdisho | QOL | Maarso 15, 2019 – Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Kormeeray Saldhigyo Ciidan Oo Ku Yaalla J/Hoose
Muqdisho | QOL | Maarso 14, 2019 – Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Daahir Aadan Cilmi Indha...
Galmudug Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Gaadiidleyda Ka Howlgasha Deegaanada Maamulkaas
Galmudug | QOL | Maarso 14, 2019 – Taliyaha Ciidanka ilaalada Waddoyinka Taraafikada ee maamulka Galmudug Daahir Maxamed...