Sanad guurada 79aad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo maanta ku beegan.
20 December sanad waliba maanta oo kale ayaa loo dabaal dagaa xuska maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ku...
Hal sano ka dib Bankiga ganacsiga ee Itoobiya oo ka shaqo bilaabay Gobolka Tigray
Bankiga ganacsiga ee Itoobiya ayaa sheegay in uu dib u bilaabay adeegyadii maaliyadeed ee qaar ka mid ah...
Kulamo Muhiim ah oo Ka dhacay Joowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin Cabdulle. Guddoomiyaha...
Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ka horyimid muddo kororsiga laftagareen sheegeyna in awood lagu tagi doono Baydhabo
Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay Wakiilka Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee Soomaaliya.
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka...
Madaxweyne Laftagareen oo u dabaaldegay Sanadguuradiisii 4aad, xili uu xaalku ku xun yahay
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano Guuradii kaso Wareegatay Markii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis...
Ustaad Maxamed “Waxbarashadu, muhiim uma ahan oo keliya kobaca dhaqaalaha ee waxay kaloo muhiim u tahay in bulshada wacyigeeda kor loo qaado”
Talaado, 20 December [QARANIMO ONLINE] Ustaad Maxamed Xassan C/qaadir oo ka tirsan guddiga qiimeynta waxbarashada Soomaaliya ayaa ku...
Ciidamada Booliska Magaalada Muqdisho oo Rag Hubaysan Soo Qabtay Xili Amniga Muqdisho uu sii xumaanyay
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliyeed...
Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo Muani oo aflagaado cunsuriyad ah loogu geystay baraha bulshada
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo Muani...
Gudoomiye Cali Jayte “ dadka deegaanka waxaan u sheegaynaa inay ka fogaadaan meelaha ay haatan isku uruursanayaan AShabaab
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan oo warbaahinta kula hadlay jiidda hore...