Britain Oo Soo Saartay Baasaboor Cusub Oo Uusan Dusha Kaga Qornayn Midowga Europe
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Dowladda Britain ayaa bilowday soo-saarista Baasabooro cusub oo ka duwan kuwii horey loo isticmaali...
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo U Ambabaxay Mareykanka Iyo Ujeedka Oo La Shaaciyay
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow...
Dhismaha Derbiga Kenya Ka Dhisayso Xuduudka Somalia Oo Weli Dhibaato Ka Taagan Tahay
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Markii ay Dowladda Kenya shaacisay qorshaha Dhismaha Derbigaasi waxaa jiray Aragtiyo kala duwan oo...
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Saddex Wasiir
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta...
Sawirro:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka...
Xildhibaan Sheegay In Uu Dacwad Ka Gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaf ku tilmaamay hadal dhiilo watay ...
Baarlamaanka Algeria Oo Dooran Doona Madaxweyne Ku-Meel-Gaar Ah
Muqdisho | QOL | April 07, 2019 –Xildhibaanadda Labada Gole ee Barlamaanka dalkaasi kulan yeelan doonaan maalinta Isniinta ee soo socota,...
Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Qaabiley Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Eritrea
Muqdisho | QOL | April 06, 2019 –Muqdisho, April 6, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa...
Koonfur Galbeed Oo Hakisay Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka
Muqdisho | QOL | April 06, 2019 –Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakisey ilaa amar danbo xisbiyada...
Wasiir xildhibaano Shabaab ku tilmaamay
Muqdisho | QOL | April 06, 2019 –Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka mid ah golaha shacabka ee Soomaaliya ahna Wasiirka...