Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaaab oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda ee deegaanka Tareshante oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Baledweyne.

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada dowladda iyo kuwa dib...
QOL ContributorDec 20, 2022Dec 20, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii Waqtiga u kordhiyey Lafta-gareen oo xog cusub bixiyey

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Galbeed Cali Saciid Fiqi, oo hadda ah xildhibaan ka...
QOL ContributorDec 20, 2022Dec 20, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Lafta gareen oo markii ugu horeysay ka hadlay jahwareerka siyaasadeed ee ka jira Koonfur Galbeed

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo waxaa xaley ka qabsoontay munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano...
QOL ContributorDec 20, 2022Dec 20, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada dalka Maraykanka oo la filayaa inay timaado Soomaaliya toddobaadka soo socda

Talaado: DECEMBER 20, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada dalka Maraykanka ayaa la filayaa inay...
QOL ContributorDec 20, 2022Dec 20, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka baarlamanka Maxamed Mursal oo ka hor yimid mudo kororsigii uu sameystay Madaxweyne Laftagareen

. Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa...
QOL ContributorDec 20, 2022Dec 20, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mashruuc oo Argagaxiso ku tilmaamay Midoowga Musharxiinta KG

Xildhibaan mashruuc oo kamid ah xildhibaanada DFS, kana qaybgalyey munaasabada Madxweynaha Muda Xileedkiisa Dhamaaday ee laftagareen ayaa ku...
Bashiir BarreDec 19, 2022Dec 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Haramcad oo burburiyay xarun maxkamadeed oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Ceel Cali

   isniin: December 19, 2022 Ciidamada Booliska gaarka ah ee loo yaqaano Haramcad oo maanta qaaday howlgal culus...
QOL ContributorDec 19, 2022Dec 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Raisal Wasaaraha Sweden “ Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada

 isniin: December 19, 2022 iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey...
QOL ContributorDec 19, 2022Dec 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamada sare ee UK oo go’aan ka gaartay in dadka magangalyo doonka ah loo diri karo Rwanda iyo inkale

isniin: December 19, 2022 Home Office-ku waxa uu ku guulaystay tartan sharciyeed oo ka dhan ah siyaasadiisa ah...
QOL ContributorDec 19, 2022Dec 19, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Afhayeenad Rwanda oo soo dhaweyyay go’aanka maxkamadda UK ee la xiriira dadka magangalyo-doonka ah

isniin: December 19, 2022 Afhayeenad ayaa sheegtay in dawladda Rwanda ay soo dhawaynayso go’aanka maxkamadda sare ee UK...
QOL ContributorDec 19, 2022Dec 19, 2022
Read More
211212213214215