Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland
. Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta booqasho ku tegtay...
Hey’ada Hormuud Salaam Foundation oo Munaasabad Sagootin ah u qabatay Bukaan Dalka wax looga qaban waayay oo ay Hey’ada u fududeysay Caafimaad Dibada ah.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Maanta oo aay taariikhda tahay 22/12/2022, ayaa Munaasabad lagu sagootinayey, Salaad Abdullahi Mukhtaar, oo...
Maxamed Salaad “Soomaaliya waxaa gabay tacliinleyda”
Khamiis, 22 December [QARANIMO ONLINE] Maxamed Salaad oo ah khabiir ku taqasusay arrimaha ammaanka, oo ka hadlay kulan...
Dowladda Itoobiya oo shaaca ka qaaday in ay ku guuleysatay in ay si nabad ah ku sii deyso lix ka tirsan Ciidanka Jabuuti oo ay haysteen maleeshiyaadka FRUD
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ku guuleysatay in ay si nabad...
Ciidamada Dowlada oo la Wareegay deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe oo Muhiim u ahaa al-shabaab
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa kusii siqaya deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha...
khasaaraha ka dhashay weerar qarax Al-Shabaab ka fuliyeen deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee gobolka waqooyiga Bari ee Kenya.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qarax loo adeegsaday...
Dowladda Gambia oo sheegtay inay fashilisay afgembi militari
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dowladda Gambia ayaa Arbacadii sheegtay inay fashilisay afgambi militari, ayna xireen afar askari oo...
Laacibka ku guuleystay Koobka Adduunka Messi oo kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxda PSG
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Laacibka ku guuleystay Koobka Adduunka ee Lionel Messi ayaa heshiis la gaaray Paris St...
Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo dhiggiisa Ukraine ku qaabilay Magaalada Washington
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Madaxweyne Volodymyr Zelenskiy ayaa u sheegay Congress-ka Maraykanka in kaalmada Ukraine ay tahay maal-gelinta...