Muqdisho: Nin isagoo Hurdo ku Qarwayay ka soo dhacay Dabaq
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Nin da’diisa lagu qiyaasay dhowr iyo afartan jir ayaa xalay saqdii...
Xildhibaan Saabir oo ugu baaqay Taliska Booliska inay soo caddeeyaan geerida Marxuum Cabdi Seed
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Xildhibaan Cabdi Saabir oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiriaan magacaabayna guddoomiye cusub
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka...
Faahfaahin ka soo baxaysa dil ka dhacay xalay magaalada Jowhar
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Kooxo hubeysan ayaa xalay xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ku dilay...
Amiirka ugu awooda badan dalalka Muslimka ma aha MBS ee waa MBZ !!!
Muqdisho | QOL | June 08,, 2019 –Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salman”MBS”ayaa sanadihii la soo dhaafay...
Tahriibayaal Laga Soo Badbaadiyey Xeebaha Liibiya
Muqdisho | QOL | June 06,, 2019 –Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Ayuub Qaasim waxa uu sheegay inay...
Soomaalida Ku Nool Denmark Oo Kaalinta Sare Kaga Jira Dembiyada Ay Muhaajiriinta Geystaan
Muqdisho | QOL | June 06,, 2019 –Wargeyska waxa uu dib-u-eegis ku sameeyey xukunnadda ay ku jiraan dilalka...
Ciidanka Liyuu Boolis Oo Soo Daayay Dadkii Iyo Gaadiidkii Ay Ka Afduubteen G/Hiiraan
Muqdisho | QOL | June 06,, 2019 –War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxaa uu sheegayaa in...
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolada Sool Iyo Sanaag
Muqdisho | QOL | June 06,, 2019 –Maxamed Xaashi Cabdi Carabey Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa...
Sawirro:-Ciidan Dhamaystay Xilli-Hawleedkooda AMISOM Oo La Abaal Mariyey
Muqdisho | QOL | June 06,, 2019 –50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka...