Maamulka Gobolka Banaadir oo magaacabay guddi ka shaqeeya xaaladda deg degga ah
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna ku xigeenka duqa dhanka Maamulka iyo...
Guddiga KMG ah ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo Guddoomiye doortay
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Guddiga KMG ah ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u Diray Dowladda iyo Shacabka Tuunis
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray...
Xisbiyadda Somaliland oo isku raacay Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa heshiis ka gaaray Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada...
Wasiir Goodax oo Farriin u diray Dugsiyadda waxbarashadda Soomaaliya
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada...
Ciidanka Ahlusunna oo si buuxda ula wareegay Garoonka Dhuusamareeb
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay...
Dowladda oo lagu eedeeyay in Xamar oo Amni daro ka jirto Ciidamo ka daad-guraynayso
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee...
Jubbaland oo beenisay in Odayaal aan sax aheyn la soo xulay
Muqdisho | QOL July 27, 2019 —Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in Guddigu ay soo xuleen Odayaal...
Afar sano kadib dameeraha oo laga weyn doono dalka Kenya
Muqdisho | QOL July 26, 2019 —Dalka Kenya ayaa sanadka 2023 laga weyn doonaa hal dameer kadib markii...
Guddiga Dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo kulamo ka bilaabay deegaanada Maamulkaasi.
Muqdisho | QOL July 26, 2019 —Gudigga qaban qaabada dib u heshiisiinta beellaha Galmudug ee uu dhawaan Magacaabay...