Khilaaf soo gala dhexgalay Mas’uuliyiinta Jubbaland Qaarkood
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Aadan Aw-Xirsi oo ah Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedeeyay...
Wararkii ugu dambeeyay Howlaha Aaska Qaran ee Marxuum Eng Yariisow
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Saalax Xasan Cumar Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir ayaa faah-faahin ka bixiyay halka...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku biiri rabay Daacish oo xukun lagu ridayo
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Laba qof oo qaxooti Soomaali ah ayaa la xukumi doonaa dalka Mareykanka...
Gaas oo baaq u diray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda dhexe...
Meydka Gudoomiye Yariisow oo Muqdisho la keenaayo
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Saacadaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Muqdisho la keeno Meydka...
SAWIRO: Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo xiran
Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran...
RW Khayre oo guddi u saaray aaska Gudoomiyihii geeriyooday ee Yariisoow.
Muqdisho | QOL August 01,, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi...
Sheekh Shariif oo ku baaqay in cadaaladda la horkeeno dadkii dambeeyay Qaraxii Xarunta G/Banaadir
Muqdisho | QOL August 01,, 2019 —Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda Soomaaliya ugu...
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeey Geerida Gudoomiye Yariisoow
Muqdisho | QOL August 01,, 2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh...
Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta gareen ayaa si Toos ah u furey Bandhiga Baydhabo.
Muqdisho | QOL August 01,, 2019 —Baydhabo 01-08-2019: Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa Manta Waxaa ka...