Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Taliska ciidanka booliska a oo faahfaahin ka bixiyey rag eedeysaneyaal ah oo loo qabtay kufsi iyo dil, ka kala dhacay Muqdisho iyo Baardheere

Axad: DECEMBER 25, 2022 Taliska ciidanka booliska Soomalaiya ayaa faahfaahin ka bixiyey laba kiis oo loo soo qabtay...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo been-abuur ku tilmaantay war la faafiyey oo sheegaya in laga hor istaagay socdaal ay ku tegi lahayd Boosaaso.

Axad: DECEMBER 25, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa been-abuur ku tilmaantay war...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kalluumeysato muddo u afduubnaa Al-shabaab oo dib ugu laabtay Iran

Axad: DECEMBER 25, 2022 Afar iyo toban kalluumaysato Iiraaniyiin ah oo ay gacanta ku dhigeen kooxda Al-Shabaab ee...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiinta dalka Sudan oo xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas

Axad: DECEMBER 25, 2022 Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.

Axad: DECEMBER 25, 2022 Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Difaaca Kenya oo gaaray Kismaayo lana kulmay Axmed Madoobe . Axad: December 25, 2022 Madaxweynaha Jubaland Mudane...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Saraakiisha ku sugan dalka Ukraine oo sheegay in saddex ka mid ah shaqaalaha gurmadka degdegga ah lagu dilay hawlgallo miino baaris ah

. Axad: December 25, 2022 Saraakiisha ku sugan dalka Ukraine ayaa sheegay in saddex ka mid ah shaqaalaha...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

In ka badan 50 qof oo ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.

Axad: December 25, 2022 In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer oo dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud

Axad: December 25, 2022 Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hogaamiyaha Baxsadka ah Yuusuf Kabokutukade oo ka hadlay Dagaalka looga saaray aadan yabaal iyo Ruun Rigood

Axad: DECEMBER 25, 2022 Yuusuf Kabokutukade oo ah hoggaamiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe ayaa warbaahinta...
QOL ContributorDec 25, 2022Dec 25, 2022
Read More
201202203204205