Sawiro:-Duqa Muqdisho oo sheegay in lala xisaabtamayo Shirkadaha dhisay wadooyinka qaar
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)...
Sawiro:-RW Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalkiisii Washington
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo...
SAWIRO:-Munaasabad xil wareejin ah oo ka socota Muqdisho
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Munaasabad ay xilalka kula wareegayaan laguna soo dhaweynayo Taliyaha Ciidanka dhulka s/guuto Cabdixamiid...
SAWIRO:-Wasiir Sabriye oo la kulmay Guddiga diyaarinta Sharciga doorashooyinka
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliay Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan magaaladda dhuusamareeb ee...
Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969 – January 26, 1991
Muqdisho | QOL | October 21, 2019 — Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed...
Maamulka Mandheera oo dalbaday in lagu daro wadahadallada Kenya iyo Somaliya
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Ismaamulka Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho ayaa dalbaday in lagu daro wadahadallada...
Sawiro:-Shirar looga hadlayay Arrimaha Maaliyadda Somalia oo la soo geba-gabeeyey
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay iney soo...
Ciidan ka tirsan dowladda oo la la’yahay, kaddib Doon kula degtay Xeebta Marka
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in Ciidan ka tirsan xoogga dalka...
Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dilkii Saciid Adoon Oo Ka Socda Kismaayo
Muqdisho | QOL | October-20–2019 —Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Banaanbax looga...
Madaxweyne Farmaajo Oo U Dhoofay Dalka Ruushka Iyo Ujeedka Safarkiisa
Muqdisho | QOL | October-21–2019 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka...