Kheyre oo ka baaqday Baladweyne & Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo la fasaxay
Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safaruu Maanta...
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo loo diiday inay ka dhoofaan Garoonka Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud...
Isbitaalka degmada Bardaale oo xirmay & sababta oo la shaaciyey
Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa kusoo rogmaday daadad ka dhashay...
SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Hindiya
Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Shirweynaha Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Sare ee Adduunka ayaa si toos ah waxaa uu...
SAWIRO: RW Kheyre oo Ka Dnaqanayo Dhibatada Daadka Kurogmaday Bardaale Oo Halkaa Gaaray
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor...
Habraaca doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Guddiga doorashadda baarlamanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe...
Nin hubeysan oo qof ku dilay Duleedka Matabaan iyo xiisad ka dhalatay
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Nin hubeysan ayaa maanta ku dilay nin kale degaanka Bacda oo ku...
Maxaa ka jira in dowladda dhexe ay Ciidamo si qarsoodi ah uga qoratay Waqooyiga Gaalkacyo?
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa beeniyay in...
SAWIRO: Safiiro gaaray Beledweyne
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gobolka Hiiraan waxaa goor dhow gaaray...
Wasiiro ka socda dowladda Itoobiya oo Muqdisho u imaanaya dardar gelinta heshiiskii Somalia iyo Itoobiya
Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro ah oo ka...