Xubno ka socda Dowladda Federaalka & Madasha Xisbiyada Qaran oo kulan yeeshay
Muqdisho | QOL | November 19, 2019–Xalay waxaa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay Xubno ka socda...
Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay degmada Diinsoor
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhimatay magaalada Diinsoor kadib khilaaf ka...
SAWIRO:-Kulan looga hadlayay Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday shir wadatashi ah oo u dhaxeeya Wasaaradda...
Soomaali ku geeriyootay Shil ka dhacay Koonfur Afrika
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Shilkan oo ahaa mid gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Mayfair...
Xildhibaan Cosoble “Madaxweyne Farmaajo waxaan uga fadhinaa inuu raali gelin ka bixiyo isku daygii dilka ahaa ama sidey wax u dheceen la cadeeyo”
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka tirsan Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Amiirka Qatar Oo Dooxa Ku Kulmay
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa...
Madaxweyne Waare Oo kulan La qaatay Xubno ka tirsan Isxilqaamayaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Mohammed Cabdi Waare oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Cali Guudlaawe...
Puntland Oo Gacanta Ku Dhigtay Khamri Badan Iyo Dadkii Watay
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay Khamri farabadan...
Dhageysiga Kiiska Dacwadda Xisbiga Himilo Qaran oo bilaawday
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maxkamada Sare ee dalka waxaa Maanta ka bilaabatay...
Guddoomiyaha Xisbiga WADANI oo sheegay in rasaas loo adeegsaday
Muqdisho | QOL | November 18, 2019–Guddooomiyaha Xisbiga mucaaradka ee WADANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliland...