C/raxmaan Cirro” Naxdin iyo tiiraanyo ka weyn ma jirto in la gummaado Shacab”
Mogadisho –December 29–2019 | —Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ee Soomaaliland ayaa kamid noqday siyaasiyiinta sida kulul uga hadlay qarixii...
Dowladda oo faah faahisey xaaladda dhaawacyada qarixii shalay
Mogadisho –December 29–2019 | —Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay qaraxii shalay ka...
SAWIRO:-Dad baadi goobaya eheladooda oo Isbitaalada buux dhaafiyey
Mogadisho –December 29–2019 | —Qaar kamid ah isbitaallada waaweyn ee ku yaalla Mgaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta buux...
Madaxweynaha DDS oo ka hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho
Mogadisho –December 29–2019 | —Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka...
Sheekh Shaakir oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Mogadisho –December 29–2019 | —Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan sidoo kale kamid ah hoggaanka Ahlusunna...
Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga
Muqdisho | QOL | 29 Diseember, 2019 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku...
SAWIRO: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo booqday Isbitaallada Muqdisho
Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed Madaxdii hore ee Qaranka ayaa booqday qaar ka mid ah Isbitaallada...
Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharciga doorashooyinka
Mogadisho –December 28–2019 | —Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Sharciga doorashooyinka Qaranka oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka...
Madaxweyne Farmaajo oo Warbaahinta tacsi u mariyay dadkii ku dhintay Qaraxii maanta
Mogadisho –December 28–2019 | —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo...
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in kulankii Aqalka Sare loo baajiyay Qaraxii maanta
Mogadisho –December 28–2019 | —Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa tacsi u diray ehelada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qarax saaka...