Baarlamaanka Midawga Yurub oo ‘xasaanadda ka qaadaya laba mudane
Talaado: January 3, 2023 – Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doonayo in...
Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland oo sheegtay in ciidamada Somaliland tacdiyo ka gaysteen magaalada laascaanood
Talaado: January 3, 2023 Xaruunta madaxa bannaan ee xuquuqal insaanka Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland...
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo booqasho dhirigalin ah ugu tagay ciidamada Galmudug ee howlgalada ka bilaabaya deegaanadda Galmudug
Talaado: January 3, 2023 Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa booqasho dhirigalin ah ugu tagay ciidamada...
Musharixiinta Mucaaradka Koonfurgalbeed Oo Shuruudo Cusub Ku Xiray Ka Qeyb Galka Shirka Baydhabo.
Talaado: January 3, 2023 Waxaa soo shaac baxay khilaaf cusub oo hareeyay shirka dib u heshiisiinta siyaasiyiinta Koofur...
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo laba arrin ku amaanay madaxweyne Xasan Sheekh
Talaado: January 3, 2023 Madaxweynihii hore ee Puntland, ahna ra’iisul wasaare hore oo soo maray dalka Cabdiweli Maxamed...
Xaalad kacsanaan ah oo weli laga dareemayo Magaalada Laascaanood
Talaado: January 3, 2023 Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa weli laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah, halkaas...
Ciidamada Ukraine oo sheegay in ay dileen 400 askari oo Ruush ah
Isniin: January 2, 2023 Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay ku dileen boqolaal askari oo Ruush ah duqeyn...
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay difaaci doonaan shacabka Laascaanood
Isniin: January 2, 2023 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa...
Wasiirka Maaliyadda DF oo shaaciyey in deyn cusub ay qaadatay Soomaaliya
Isniin: January 2, 2023 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa markii ugu horeysay ka soo jawaabay warbixintii...
Madaxweyne Xasan oo kormeeray ciidanka laga soo celiyey Eritrea amarna soo saaray
Isniin: January 2, 2023 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday ciidamada Soomaaliyeed ee dhowaan laga soo...