Carruurta aqoonta ah ee ciidanka booliska Soomaaliyeed oo loo dhisayo dugsi qur’aan casri ah
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax dhigay dhismaha dugsi Qur’aan oo si casriyeysan...
Madaxweynaha Uganda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya
Kampala – Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo ah safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta Uganda ayaa maanta...
Maxkamad ku taalla Sweden oo xukun ku ridday afar nin oo ku eedeysnaa inay Daacish la safteen
Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Isniintii ku heshay afar nin dambi ah in ay ka tirsan yihiin dowladda...
Booliiska Somaliland oo qabtay rag ajaanib ah oo ay sheegeen in daawo dhacday ay suuqa geliyeen
Ciidanka booliiska magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku...
Shirkii Jaamacadda Carabta ee Gaza oo dib loo dhigay
Qaahira — Shir degdeg ah oo ay Jaamacadda Carabtu qorsheysay in ay kaga wadahadasho xaaladda Gaza, kaasoo markii...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shirka Wasiirrada Maaliyadda dalalka geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia uga qeyb...
Wadahadallo farsamo oo u socda Soomaaliya iyo Ethiopia
Addis Ababa – Wajiga koowaad ee wadahadallada farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, ee ku saleysan Bayaankii...
Plane crashes, overturns during landing at Toronto’s Pearson airport
Incident shuts down airport’s runways until at least Tuesday, says notice to aviation officials A plane crashed and...
Aid cuts bring misery and fear to HIV/AIDS patients in Bari region
Fadumo (her real name is concealed to protect her) is a mother of eight, struggling to survive in...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo xarigga ka jaray Isbitaalka HODAN oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray Hosbitaal casri ah oo laga hirgeliyey...